Waddo-laami ah Laga Hirgaliyay Magaalada Ceerigaabo Oo Xariga Laga Jaray.

0
90

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobolka Sanaag iyo Ka Degmada Ceerigaabo ayaa xadhiga ka jaray waddo-laami ah oo laga hirgeliyey jidka 30-ka ilaa sayladii hore ee Magaalada Ceerigaabo taasi oo dhismaheeda ay fulisey Dowlada Hoose ee Ciirigaabo .

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here