Bulshada Deegaanka Awdiinle Oo dalbadey in loo iibiyo Matoor la saaro Ceelbiyoodka Deegaanka.

0
71

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Awdiinle oo 28 km dhinaca Waqooyi Galbeed kaga beegan magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa waxaa ku yaala ceel biyood qadiimi ah oo waligiis go’in.

Waa Ceelbiyood Ku dhawaad Nus qarni ay Ku tiirsan Yihiin Bulshada oo Biyihiisa loo kala dhaamin jirey Magaalooyinka Gobolka Bay.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here