Kulan Dadweynaha Lagu Barayay Sida loo Codeeyo Doorashooyinka Oo Lagu Qabtay Garowe.

0
55

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa kamid ah Degmooyinka isku diyaarinaya Doorashada golayaasha deegaanka kuwaas oo lagu dooranaayo Xanaanka dimugraadiyeenta Puntland.

Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa waxaa kulan la qaateen Dadweynaha Garoowe kaas oo looga hadlaayay Wacyigelinta Cod bixiyaasha iyo Xaquuqaha uu leeyahay muwaadinka Codeynaya.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here