Xarumaha Caafimaadka dalka Oo loogu baaqey in Mudo bil ah isku soo diiwaan geliyaan.

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS ayaa dhammaan mihanadlayaasha caafimaadka iyo xarumaha caafimaadka gaarka loo leeyahay iyo kuwa guud ugu Baaqdey in ay iska diwaan geliyaan Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka NHPC si ay u helaan Ruqsada rasmiga ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here