Dowlada Soomaaliya Oo ku baaqdey in la joojiyo dagaal beeleedyada ka socda Gobolada dalka

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mudooyinkan dambe qeybo badan oo kamid ah dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka socdey dagaal beeleedya geystey qasaaro isugu jira dhimisho iyo dhaawac, Gobolada ay dagaaladu ka dheceen ayaa waxaa kamid ah Galgaduud, Shabeelaha Hoose, Mudug,Hiiraan,Shabeelada Dhexe iyo Gedo oo ugu dambeysey kuwaas oo inta badan salka ku haya Arimo isugu jira aana qabiil deegaan daaqsin iyo arimo kale oo aan la ogeyn.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here