Wasaarada Waxbarashada XFS iyo QM Oo ka wada hadlay Horumarinta Waxbarashada dalka

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasaaradda Waxbarashada, Hidda iyo Tacliinta Sare ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Siihayahaa Egeyga gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramada midoobay Ambassador James Swan.

Kulanka Wasiirka iyo sii hayaha ayaa waxaaa weheliyey Wasiiru-dowlaha wasaaradda, Xoghayaha Joogtada, Agaasimeyaasha Guud iyo qaar kamida Agaasime waaxeedyada. Ergayga waxaa warbixin laga siiyay xaaladda guud ee Waxbarashada Soomaaliya.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here