Dhalinyaro Baratey Xirfada Kaamirada Oo dhiiri gelin Loogu sameeyey Magaalada Baydhabo

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar kamid ah Dhalinyarada Degmada Baydhabo oo Iskuulka Al-Azhar oo kamid ah Iskuulaadka Baydhabo loogu qabtay Tababar ku saabsan Barashada kaamirada, ayaa loo soo xirey Tababarka.

Tababarka oo dhalinyarada lagu baraayey farsamooyinka gacanta sida barashada kaamirada iyo diyaarada wax lagu sawiro ama lagu duubo ayaa waxaa uu socdey Mudo Shan maalin ah.

warkung waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here