Ciidanka Ilaalada Cashuuraha Oo Tababar loogu Soo Xirey Magaalada Laascaanood.

0
86

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ciidankan ayaa noqonaya Dufcaddii labaad ee Ciidanka Ilaaladda Cashuuraha ayaa Tababar loogu Soo xiray Magaalada Laascaanood waxayna ka hawl geli doonaan Kastamyadda Deegaanadda Maamulka SSC-Khaatumo si kor loogu qaado daqliga Deeganadaas

Ciidanka ayaa 15ka Maalin la baraayey sida loo aruurinayo Canshuuraha Shacabka laga qaado iyo Shuruucda ay tahay in ay maraan si aysan Bulshada dhibaata kala kulmin Caanshuurta qaadisteeda ayaa muhiim u ah Bulshada maadama ku helayaa adeegyada ay u baahan yihiin

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here