Tababar ku saabsan Hab duriinka Oo Loo qabtay Ardeyda Jaamacada Jubada sare Mgaalada Baydhabo.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan lagu baranaayey sida qof loo duro ayaa waxaa soo qaban qaabisey Jaamacadda Jubada sare maadama ay muhiim u tahay badbaadinta Bulshada markaas u baahan in gargaar deg deg ah loo fidiyo waxaa tababarka ka faaideystey qaar kamid ah Ardada Jaamacadda.

Duriinka ayaa marka la eego muhiim u ah barashadiisa Bulshada Soomaaliyeed oo Sodon sano ku jiro dagaalo sokeeyo baahida loo qabana ay tahay mid marwalba taagan sidoo kale dhalinyaradana ayaa xirfadan u noqoneysa shaqa abuur wanaagsan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here