Awaamiir laga soo saarey Xoolaha lagu Gowraco meelaha ka baxsan Kawaanka Degmada Burco

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Awaamiirtan ay soo saareen Maamulka Degmada Burco Wasaarada Xanaanada Xoolaha Soomaaliland ayaa ah in aan Xoolaha lagu Gowraci Karin meel ahayn Kawaanka ay Dowlada ugu tala gashay iyo Kuwa aan Caafimaadkooda wanaagsaneyn aan la qalin sidoo kale waxay Maamulka ka digeen in aan qashinka la soo dhigi Karin wadooyinka si loogu hortago wax kasta oo caqabad ka ah Caafimaadka Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here