Tartan kubadda cagta ah oo laga daah furay Xaafada Howlwadaag Magaalada Baydhabo

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tartan Ciyaareed kubadda cagta ah oo dhaxeeya 20 Naadi oo ka dhisan Xaafada Howlwadaag ee Ee Degmada Baydhabo ayaa lagu daah-furay Xaafada Howlwadaag ee Magaalada Baydhabo.

Waxaa Tartankan oo Sanadlaha ah daah-furay Gudoomiyaha Dhalinyarada Xaafada Howlwadaag ee Magaalada Baydhabo Maxamed Abdiraxmaan,Isagoo sheegay in Sanadkan uu ka duwan yahay Sanadihii Hore.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here