Arday ka aflaxday iskuulka Sheekh Maxamed Macalin oo xaflada loogu qabtay magaalada baladweyne.

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad lagu maamuusaayey laguna sagootinaayey Ardeyda sanadkaan ka baxeysa Iskuulka Sheekh Maxamed Mcalin ayaa lagu qabtey Magaalada Baladweyne

Xafada ayaa waxa la qeybgalay Maamulka Iskuulka, maclimiin , Walidiin iyo Ardeyda sanadkaan ka baxeysey iskuulka ee u fadhiistey Imtixaanka dhexe ee dalka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here