Naafada Magaalada Muqdisho Oo Dalbaday in Shaqa abuur Loo Sameeyo.

0
45

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Naafada Soomaaaliyeed ayaa inta badan helin Xuquuqaadkooda aas aasiga sida shaqa abuurka iyo Fursadaha mararka yimaada oo dhalinyarada lagu siiyo agab ay ku shaqeystaan ayaguna aysan helin fursadahaas

Qaar ka mid ah Dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku jira Xarunta Sanca Santar ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka hadleen baahida ay u qabaan in ay helaan Xarqaamo Baaskiilada Naafada iyo Computero si ay uga shaqeystaan maadama ay yihiin dad wax bartey islamarkaana ay si fudud noloshooda kuu mareeyn karaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here