Machad diini ah oo laga hirgaliyey xaafada xanaana two magaalada Baydhabo.

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Machadkan ayaa lagu baran doonaa Culuumta Diiniga oo dadka degan Xaafada Xanaano two in mudo ah Caruurtooda u baahi qabeen si ay wax uga bartaan

Munaasabada lagu Dah-furayey Machadkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Culumaahudiin Odoyaasha Xaafada Haween iyo Dhalinyaro si ay uga mahadceliyaan Maamulka suurta geliyey in Xaafada Xanaana two Macahadkaan laga hirgeliyo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here