Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabiley Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo ay kawada hadleen Arimaha Siyaasada, Amniga, Mashaariicda, bini’aadanimada iyo Daadejinta Adeegyada Dowlada.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed OdayÂ