Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bulshada ayaa inta badan waxaa loogu digaa in aysan degin goobaha naftooda iyo maalkooda halis gelin kara sida boholada xeebaha iyo webiyada jarjaradooda maadama mar walba oo xiliga roobaadka is bedela ay dhibaata keeni karaan oo ugu horeyso daadad iyo dabeylo ka xoog badan
Degmada Warshekh ee Gobolka Shabeelaha Dhexe waxay kamid tahay Degmooyinka leh Xeebta waxaa akteeda degan qoysas badan waxayna dhibaata ku qabaan lixda bil ee ugu dambeysa sanadka ay Baddu keento dabeylo xoogan mararka qaar roob wadata kadibna guriyaha ka qaado waxayna iskaaga guuraan degmada si ay halistaas uga bad badaan
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady