Kulan looga hadlayay Xuquuqda dadka lahayb sooco Oo ka dhacay Baydhabo.

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankaan ayaa waxaa loogu hadlay inta uu socdey hanaanka Cadaalada iyo Nidaaminta qeybsiga Arimaha siyaasada Bulshada gaar ahaan kuwa la takooro sidii ay u heli lahaayeen Xuquuqdooda ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Baydhabo iyagoo fikrado wax ka bedela Bulshada la takooro ay ku biiriyeen

Kuanka ayaa muhiimadiisu ahayd sidii Bulshada la takooro u heli lahaayeen Xuquuqdooda Dastuuriga ah Agaasimaha Guud Wasaarada Qorsheynta Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalada KG Yakub Isak Hussein ayaa ka hadlay muhiimada kulanka loo qabtey.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here