Ciidanka Booliska Puntland Oo hacanta ku soo dhigey waxyaabaha Maanka dooriya.

0
90

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ayaa xalay ku guulaystey qabashada Gaari Nooha ah oo ay saarneyd Khamri dhan 487 dhalo Ragi watayna ay goobta ka baxsadeen ciidanka amniga ayaa Balan qaday inuu socon Doono Hawl galada lagu sugayo amniga.

Waxaana goob joog ahaa Taliye ku xigeenka qaybta booliiska gobalka Mudug, Gaashaanle Dhexe, Cabdi Siciid Xuseen Jamac (Koomaad) iyo Sarakiil ka tirsan qeybta

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here