Xaruun Lagu daweeyo Cudurada Maanka Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Hargeysa.

0
91

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweyne ku-xigeenka Soomaaliland ayaa xadhiga ka jaray xarunta daaweynta Cudurada Maanka iyo cudurada guud ee KOOREEYE CLINIC oo laga hirgaliyay Magaalada Hargeysa.

Dhaqtar jaamac Cilmi Yuusuf oo ah aas aasaha Xarunta daaweynta Dhimirka ayaa ugu horey faafaahiyey waxa ay qabato xaruntaani .

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here