Barakacayaal ku nool Degmada Diinsoor Oo dalbadey in gurmad la soo gaarsiiyo.

0
117

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Diinsoor oo uu hor kacaayo Gudoomiyaha Degmada Ahna Duqa Magaalada Cusmaan Macalin Cabdi iyo haya’adaha ka howlgala Gudaha Degmada ayaa Sameeyey xog uruurin loogu kuur galaayo xaaladaha nololeed ee Shacabka ku nool gudaha Degmada iyo Xeryaha Barakacayaasha iyagoo booqdey kaamamka kala ah Waraabow, Raamadhawi, Qodqod Biilile One Korkaamari Tuurwaluun iyo weliba kuwo kale oo badan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here