Dhismaha Garoonka diyaaradaha Deegaanka Wargaadhi Oo si Rasmi ah loo bilaabay.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Wargaadhi ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa lagu bilaabey Dhismaha Garoon Cusub oo diyaaradeed, kaas oo hada helay dhul gaar ah.

Mid kamid ah Maamulka company-ga dhisaya Garoonkan ayaa ka warbixiyay Hab sami u socodka dhismaha Cusub ee Garoonka Diyaaradaha Magaalada Wargaadhi ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here