Diiwaan gelinta Gaadiidka Shacabka Oo laga Dah-furay Magaalada Baraawe.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munasabad Kooban Oo Lagu Dahfurayay diwangilinta gaadidka ayaa lagu qabtay Xafiiska wasarada waxaana Ka Soo Qeebgalay Gudomiyaha Maamulka Magaalda Baraawe Saraakiisha Amniga Iyo Ururada Bulshada Rayidka

Diiwan gilinta gaadidka ayaa loogu gon leeyahay ka hor tagida shilalka iyo in la xaqiijiyo Amniga iyo isku socdka iyadoo nuucyada Gawarida loo sameeyn doonaa Tarimitale buug aqoonsi ama lysinka darawalka iyo taargo

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllaahy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here