Farsama yaqaanada ka shaqaysta Agabka biraha Oo ka Cbanaya Xaalufka Biraha lagu hayo.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Saxardiid jaamac oo ka mid ah Farsamiyaqaanada ka shaqeysatada Tumista biyaha ayaa waxaa uu ka hadley xaaluf lagu hayo birihii ay dib u farsameyn jireen ee laga helaayey magaalada gaalkacyo ee Puntland

Dadka ka shaqeeya tumista biraha ayaa waxaa ay inta badan dib u habeeyaan biro horey loo soo isticmaaley kuwaasi oo dib uga soo saara waxyaabo bulshada ay isticmaashi sida Faashka, minida iyo waxyaabo kale

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here