Xuska 1da Luulyo Oo Lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabada Xuska 1dii Luuliyo oo ah Maalintii ay midoobeen Goboladi Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya oo ay ka huroobeen ka gumeeystihii Ingiriiska iyo Talyaaniga ayaa Si weeyn loogu xusey Guud ahaan Magaalooyinka Dalka.

Magaalada baydhabo ee Caasimada KMG u ah Koonfur Galbeed Ayaa kamid ah meelaha lagu qabtey Munaasabada Xuska 1dii Luuliyo, si weeyna loogu xusey Maalintan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here