Hey’adda SODMA Oo ku dhawaaqday in xaalad adag ay ka jirto Degmada Baraawe

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle oo hoggaaminaya wafti ballaaran oo ay qeyb ka yihiin xubno ka tirsan Golaha Shacabka BJFS, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose iyo madax ka tirsan SoDMA ayaa gaaray magaalada Baraawe, halkaasoo uu ka dillaacay xanuunka halista ah ee shuban biyoodka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here