Olole Nadaafaeed isxilqaan ah Oo Laga Sameeyay Wasaaradda Awqafta iyo Arrimaha Diinta KG.

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Awqafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Nur Sidow Baba ayaa Daahfurey Ololaha Nadaafadda isxilqaan oo ay ka wada shaqeyneyaan Shaqaalaha Wasaaradda iyo Mas’uuliyiinta ugu sareysa Wasaaradda oo ay ka mid yihiin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Mubaarak Absisalaan Haji iyo Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda oo Maanta laga fuliyey Gudaha iyo Bananka Wasaaradda .

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here