Qiimaha Caanaha Geela Magaalada Laas-caanood Oo Hoos u dhac ku yimid.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Suuqyada Magaalada Laascaanood ayaa waxaa la ga dareemayaa hoos u dhac ku timid qiimaha Caanaha Geela oo markii hore kor u kacsaneyd taas oo dadka ku adkeyd in ay si maalinla ah u iibsadaan balse hada Caanaha ay noqdeen kuwa aad u jaban dadku ay u riyaaqeen

Qaar kamid ah dadka iibiya Caanaha ayaa waxay la hadleen warbaahinta ayaa ka sheekeynaya sababaha keeney hoos u dhaca ku timid Caanaha iyo Shacabka uga faa’ideysanayaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here