Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ee Caasimada ku meel gaar ka u ah Dowlad-gooleedka Koonfur Galbeed iyo Gobolada kale ee Maamulka ayaa maanta loogu fariistay Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad oo Sanadkii 5-aad ay Qaadayso Wasaaradda Waxbarashada Dowlad-gooleedka Konfur Galbeed.
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa furey Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday