Kulan looga hadlaayey Sida Bulshada uga faaideysatey Mashruuca Baxnaano Oo ka dhacay Luuq.

0
70

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dowlad-goboleedka Jubbaland oo maalmahan howla shaqo u joogey degmada Luuq ayaa kulan is xog waraysi ah laqaatay bulshadii nasiibka u yeeshay Mashruuca Baxnaano.

kulanka is xog waraysiga ah ayaa ku suntanaa in ay Mashruuca Baxnaano sidii loogu talagalay ay uga faa’iideysteen bulshada kunool degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here