Tababar ku saabsan Istaraatiijiyada isku-duubni Bulsho Oo loo qabtey Shacabka Baydhabo

0
93

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS iyo wasaaradda Qorsheenta KGS ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ku qabatey kulan kusaabsan Istaraatiijiyad isku-duubni Bulsho ama isku xirka bulshada deegaanada koonfur galbeed Soomaliya .

Shirka Waxaa ka soo qeyb galey Agasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Koonfur Galbeed, Mas’uuliyiin ka socoda Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Qorsheynta heer federaal iyo qeebaha kala duwan Bulshada Rayidka ee Koonfurgalbeed Soomaliya .

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here