Maamulka Khaatumo Oo ku dhawaaqay Xilliga la qabanayo Imtixaanada Shahaadiga Fasalka 8aad.

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee SSS-Khaatumo .Abdihakim Jama Dalmar oo Shir Jaraa’id qabtay ayaa ku dhawaaqay xilliga la qabanayo Imtixaanada shahaadiga ee fasalka sideedaad Wasiirka ayaa sheegey in Imitixaanka uu bilaaban doono 6da July Sanadka

Degmooyinka uu Imtixaanka ka dhici doono ayaa waxaa kamid Taleex , Boocame, Xudun, Kalabaydh, Buuhoodle, Laascaanood,Widh Widh Waxaana Ardeyda loogu baaqey in ay diyaar garow wanaagsan sameeyaan si ay uga guuleystaan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here