Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Hidaha Sare Maamulka Jubbaland oo la kulmey Haweenka ka socdey Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay in ay gabdhaha ku dhiirigaliyaan Waxbarashada.
Cabdinaasir Seyraar maax Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Hidaha Sare Maamulka Jubbaland aya sheegey in gabdhaha inta badan ay ku yeryihiin goobaha waxbarashada Dalka guud ahaan
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani