Maamulka gobolka Banaadir oo faah faahiyey khasaarihii ka dhashay roobkii ka da’ay Muqdisho.

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Md. Saalax Xasan Cumar ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyey khasaarihii ka dhashay roobkii ka da’ay magaalada Muqdisho saacadihii la soo dhaafey

Afhayeenka ayaa sheegey in maamulka Gobolka Banaadir uuku guuleystey u gurmashada dadka Roobabka ay saameeyeen

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here