Saldhig Boolis Oo laga Hirgaliyey Deegaanka Duruqsi ee Degmada Burco.

0
41

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Saldhig Boolis laga Hirgaliyey Deegaanka Duruqsi Degmada Burco ee gobolka Togdheer, kaas oo xariga laga jaray.

Waxaana Munaasabada Xarig jarka goob jog ka ahaa Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Togdheer, qaar ka mid ah xildhibaanada golaha Deegaanka Degmada Burco iyo Taliye Kuxigeenka qeybta Booliska Gobolka Togdheer.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here