Hay,addaha Oo Loogu baaqay in ay Gurmad soo gaarsiiyaan Barakacayaasha Buur-Hakaba

0
67

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka degmada buurhakabo ee gobolka baay oo uga horeeya gudoomiyaha degmada Ibraahim Maxamed Leysaamow ayaa Waxey kormeer indha indheen ah ku sameyeen Kaamamka ku yaal Degmada Ayigoona u Kuuragalayey Sida ay Tahay Noolasha Dadka Danyarta ah ee ku Jira Kaamamka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here