Dhalinyarada Degmada Baydhabo oo isku diyaarinaya Maalmaha Xuriyada dalka.

0
53

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Xuska Sanad Guuradii 64aad ee ka soo wareegtay markii Gobolada Waqooyi ay xornimada ka qaateen Gumeystihii Ingiriiska ayaa guud ahaan Gobolada dalka laga dareemayaa Diyaar gariwga Muhiimada Maalmahan

Dhalinyarada 10ka Xaafadood Ee Magaalada Baydhabo ayaa wada u diyaar garowga maalmaha xuriyada 26jun and 1da luulyo iyo doorka ururka Dhalinyarada Degmada Kaga aadan qurxinta iyo dabaal dega munaasabadda maal maha xuriyadeed iyo muhimada ay leedahay

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here