Gudiga qaban-qaabada munaasabadaha Todobaadka xorriyada Oo kulan ku yeeshay Muqdisho.

0
109

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddiga qaban-qaabada munaasabadaha toddobaadka xorriyadda ayaa kulan ku yeeshay xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlada Soomaaliya

Kulanka inta uu socdey ayaa waxaalooga hadley sidii loo Xusi lahaa munaasabadaha Maalmaha Xuriyada ee 26 June iyo 1-da Luulyo oo todobaadka soo socdo bilaaban doono

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here