Xarun loogu talagalay in lagu keydiyo kaluunka Oo Laga dahfuray Dagmada Cadaado.

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dagmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa lagu daah furayey xarun-weyn oo loogu talagalay in lagu keydiyo noocyada kala duwan ee kaluunka.

Wasiiro ka tirsan Galmudug,maamulka Dagmada Cadaado iyo Marti Sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayey xaruntan-weyn ee lagu keydiyo noocyada kala duwan ee kaluunka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here