Taliska Saldhiga Booliska Baladweyne Oo Wada dadaallo wax looga qabanayo falalka lidka ku ah amaanka.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Taliyaha ku xigeenka saldhiga Boliska maagalada Baladweyne ahna madaxa baarista gobolka Hiiraan Xidigle Ahmed Cali Bin Cali oo u waramay ayaa sheegay ineey wadaan dadaallo looga qabanayo falalka lidka ku ah amaanka gaar ahaan dhaca loo geeysto bulshada magaalada.

Kooxaha tuugada ayaa inta badan bulshada ka dhaca taleefoonnada iyo agabyada kale ee ay watan xiliyadda ay ku sii jeedan guryahooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here