Shacabka deegaanka Qooney Gobalka Gedo Oo Dalbaday Hirgalinta adeegyada aas-aasiga ah.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa xariga laga jerey degaanka cusub ee qooley asigoona degaanka markiisa hore ahaa tuulo balse hada ay dadka u arkeen in ay ka dhigtaan degaan maadama dowlada goboleedka jubalan u aqoonsatey degaanimo.

Waxaan masuulin kala duwan looga soo dhaweyey si heersara ah maadama ay awdeen gudoomiyaha degaanka ayidoona bulshada ku nool degaanka iyo tuulooyinka hoos yimaada xarig jerkaan u ahaa maalin taariqi ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here