Kulan Ciyaareedka sanadlaha dhalinyarada Degmadda Buur-Hakaba ku Oo Muqdisho ka Furmey.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waa Sanadkii Afaraad oo xiriir ah la qabtey kulanka Ciyaaraha sanadlaha dhalinyarada BuurHakaba ee ku nool Muqdisho kaas oo loogu tala galay in is dhax gal loogu sameeyaa dhalinyarada ka timid Buur-Hakaba iyo kuwa ku nool Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhalinyaro badan ee ku nool Degmada Waaberi iyagoo si ay u dhiiri geliyaan Ciyaartoyda Ciyaareysa islamarkaana kor loogu qaado Ahmiyada Nabada leedahay.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here