Gaadiidleyda wadada Degmooyinka Gaalkacyo iyo Bacaadweyn Oo dalbadey in loo dhiso.

0
103

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wadada isku Xirta degmooyinka Gaalkacyo Cagaaran iyo Bacaadweyn ayaa waxaa ka jira Bur bur xoogan kaas oo dhibaata ku qabaan dadka iyo Gaadiidleyda wadadaas isticmaalo maadaama wadadaan mudo aan helin wax dayacdir ah Roobabkii da,ayna uu burburkaas u geystey.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here