Ololaha Nadaafadda Dowladda Hoose Degmada Baydhabo Oo La dahfuray.

0
86

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Olole Nadafadeed oo dib lagu so celinaayay Bilicda Degmada Baydhabo ayaa lagu sameeyay Guud ahaan Wadooyinka iyo Xaafadaha Magaalada Baydhabo.

Waxaana soo qaban qaabiyay Maamulka6 Dowlada Xoose ee degmada Baydhabo iyo Xafiiska Waxda Caafimaadka iyo faydhowrka degmada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here