Bulshada Baydhabo Oo Laga Wacyigelinayo ka hortagga dhibaatooyinka Haweenka ku dhaca.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan Labada maalin ahaa ayaa looga hadlaayey sidii loogu hortagi lahaa dhibaatooyinka ay Haweenka la kulmaan iyadoona ay ka qeyb galeen dhalinyaro isugu jirta Rag iyo Haween si ay fikarahooda uga dhiibtaan sida loo joojin karo dhibaatooyinka ka dhanka ah Haweenka

Kulanka ayaa waxaa ka soo qaban qaabiyey Ururka Bay Women oo u dhaq dhaqaaqa Xuquuqda Haweenka si loo yareeyo xadguduyada ka dhanka ah Haweenka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here