Baaq Nabadeed Oo Loo diray Beelo ku dagaalamay Deegaano ka tirsan Gobolada Sool iyo Nugaal.

0
84

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Haweenka S.S.C khaatumo oo gaaray deegaanada Saax-maygaag iyo Sanga-jabiye oo ka tirsan Gobolada Sool iyo Nugaal ayaa sheegey in ay ku guuleysteen daminta colaad ka dhacay deegaano ka tirsan Sool iyo Nugaal oo dhawaan halkaasi uu gacan ka hadal ku dhexmarey

Qaar ka mid ah Haweenka oo la hadley warbaahinta ayaa waxaa ay sheegen in Colaadii ay damiyeen ka haween ahaana ay rajeynayaan in aanu dib u soo laaban.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here