Warbixin Ku Saasban Xuska Maalinta Qaxootiga adduunka oo maanta ku began.

0
49

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maanta oo kale sanad walba kuna aaddan 20-ka June waxaa dunida oo idil laga xusaa Maalinta Qaxootiga Adduunka.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa maalinta ku muujisa dareenkeeda ku aaddan soo dhaweynta iyo tixgelinta ay u heyso dadka dalalkoodii ka cararay sababo la xariira colaado, iyo culaysyo soo wajahay awgood iyo sidii ay u heli lahaayeen nolol wanaagsan iyada oo aan loo eegeyn qofka magangelyo-doonka ah cidda uu yahay iyo halka uu ka soo cararay midna.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here