Dhismaha Buundada Cusub Garoowe Oo Meel gebageba ah mareysa.

0
116

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa si habsami leh u socda shaqada dhismaha Buundada Cusub ee Degmada Garowe taas oo ay fulineysa Dowlada hoose ee degmada Garoowe.

Maxamed Cabdirisaaq oo ka tirsan Maamulka Dowlada hoose ee degmada Garowe loona xil saaray shaqada Buundada Cusub ee Garowe ka socota ayaa faah faahin ka bixiyay habsami socodka dhismaha Buundada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here