Shacabka Ceerigaabo Oo soo dhaweeyay dhismaha wado laga hirgaliyay Deegaanka buuraleyda waqooyi bari.

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah madax-dhaqameedka waayeelka, wax-garadka iyo dhalinyarada Magaalada Ceerigaabo ayaa soo dhaweeyay dhismaha Wado laga Dhisey Deegaanka buuraleyda waqooyi bari ee Soomaaliland

Wadadaan ayaa waxaa ay muhiim u tahay marista dadka iyo gaadiidka waxaana dhismaheeda soodhoweeyey shacabka iyo waxgaradka Deegaanka

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here