Dowlada Soomaaliya Oo bogaadisey dadaalka lagu Horumarinayo Afka Maayga

0
104

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Bishii Neverbar ee Sanadkii hore ayaa markii ugu horey Magaalada Baydhabo lagu dahfurey qoraalka farta Maayga ay sida Rasmi ah ay Dowladu u aqoonsato inkastoo ay jireen in mar horey aqoon yahano qoreen farta Maayga balse aysan aqoonsi helin

Dastuurka Soomaaliya ayaa ku qoran in dalka Afkiisu yahay Maay iyo Maxaatiri taasi oo waajib ka dhigeysa in si siman Dowladu u adeegsato labada lahjadood islamarkaana u horumariso.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here