Warbixin ku saabsan Sidee Ardeyga ku gaari karaa hadafyadiisa Waxbarashada

0
120

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ardeygu waxbarta waxyaabo badan ayaa heer ka gaarsiin kara waxbarashada, kuwaas oo kamid ah Dadaalka oo qeyb weeyn ka qaata gaaritaanka hiigsigaaga Nololeed sida in aad Horumar ka gaarto heerka waxbarashada iyo rajooyin kale aad ka leedahay Nolosha.

Ustaad Abdimaalik Axmed Aadan oo kamid Barayaasha Magaalada Baydhabo ayaa Wax ka weydiiney waxyaabaha Ardygu heer ka gaarsiin kara waxbarashada.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here